Sahura Samara Guurdoon daacad ah ma tahay

Sahura Samara Guurdoon daacad ah ma tahay

Guurdoon daacad ah iminka waxaa dhici karta inaan si fudud lagu helin, xitaa wiilka marka uu kuu sheekaynayo wuxuu rabaa camera inaad u saarto si aad u gu raaxayso  wuxuu ku leeyahay luuqa soo gal dhalinyarada facebook waa sidaas guurdoon baan ahay buu ku leeyahay markaas ayuu soo dirayaa sawir qaawan oo xun.

sidoo kale raga daacadka ah guurdoonka ah inta badan ma helaan naago daacad ah iyagan waxay la kulmaan naago lacag raadis ah, waxaa jira gabdho lacag ii soo dir dhaha siiba raga ku nool wadamada yurub iyo america , waa yaab sheekada guurka halkaan net baa la dhahaa waa nasiib.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*