Dumarka maxay u jecel yihiin hadalka macaan

Dumarka maxay u jecel yihiin hadalka macaan

waxaad ogaataa haweenka waxay ka helaan oo aad u soo jiita hadalka macaan sida abaayo waan ku jeclahay habeenkii ma hurdo quruxdaada aad bay saraysaa.

xaaskaaga marka aad u galmoonayso waxaa haboon inaad jirkeeda amaanto naasaheeda timaheeda cajiraheeda afkeeda indhaheeda dabadeeda siilkeeda dhamaan jirkeeda oo dhan.

waxay ka dareemaysaa hadalkaas raaxo aan la soo koobi karin.

jacaylka markaas ayuu sii kordhaa .

jacaylka hadalka macaan baa kordhiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*