Faruuraha guudan iyo qaylada dumarka

Dumarka faruuraha guduudan leh iyo qaylada shaqo miyay isku leedahay hadalkan akhri yaabka badan oo raaxada soo koobay.

Wali indhaahagu ma qabteen gabar aad u xiiseeso jalaato? Masa gabar makaa codsatay  in aad hore ugu soo iibiso jalaato?
Shabakada  oo soo tarjumeeso daraasad ay soo saareen dhaqaatiir ku xeel dheer arimaha galmada iyo dareenka xaruntooda tahay dalka USA
Daqaartiis oo kala ah Alan Hirsch, M.D.,  Neurolog and Director Smell and Taste Treatment and Research Foundation di Chicago ayaa sheegay in gabadha jalaatada cunta ay ka dareen badantahay gabadha aan cunin jalaatada, waana astaan lagu garto in ay tahay gabadhaas mid dareenkeeda uu aad badanyahay.
Daraasdaan oo lagu sameeyay dad gaaraya 720 qof da’dooda u dhexeesa 24-39 sano jir, daraasada ayaa lagu ogaaday in dumarka xiiseeya cunista jaalatada ay aad ugu dareen badan yihiin, daraasada ayaa tilmaamtay dumarka laqabo habeenka ay galmo karabaan.
ragooda in ay ku dareen galiyaan qaabka ay u dhuuqayaan jaalatada taas oo la micno ah in ay xaaskaaga habeenkaas aad kuugu baahantahay.Cunista jalaatada waa qeyb kamid ah dooqa dumarka, waana kuwa ugu badan ee cuna jalaatada marka laga soo tago caruurta, qofka isticmaala jir ahaan wuu ka dabacsanyahay jaalatada inta badan waxay sababtaa in uu qofka cayilo.
Ragga ayaa la ogaaday  in ay raaxo waali ah ka helaan codka hoose  ee loo yaqaan riinka kaasoo ay sameeyaan dumarka Xiliga  loo diyaar garoobayo galamada oo ay socato baashida ama istiminta.

Dumarka intooda badan ayaa aaminsan in ay ceeyb tahay haddii ninkeedu uu maqlo iyadoo sameeneyso codka hoose ee loo yaqaan riinka kaasoo ka dhasha Macaansiga baashida ama galmada ,balse ay ragu ay ka helaan dareen xoogan oo dhaliya in uu kordho jaceylka uu qaadayo Lamaanihiisa.

Dumarka arrinkan aamisan ayaa intooda badan isku celiya naqaska isna caburiya xiliga ay socato baashida ama galamada kana been sheega dareenkooda nafeed ,iyagoo dareemamaya raaxo aad u macaan oo ay ku nafiseyaan oo kaliya in ay sameeyaan codka hoose ee riinka,balse aynu u sameyn karin Xoshood jira dartiisa.

Marka laga fiiriyo dhanka Caafimaadka uma wanaagsana in ay dareenka isku celiyaan waayo arrinkaas cuduro ayaa laga qada dhinaca galmada ah oo waxaa xanibaad galaya dareenwadayaasha xiligaas u diyaarka ah Macaansiga falgalka labada xubnood marka ay is taabtaan.

F.G:Hadii uu ninkaagu arko adoo sidii Alwaaxii iska yaala Sariira  isna uu dadaal ugi jiro in uu kugu qanciyo  in aad hesho raaxo macaan adna adaan muujin sida ad ugu macaansaneyso shaqada Lamaanahaaga , taasi waxeey keeni kartaa in uu iska dhaadhiciyo in uu yahay qof wax-matare mar ah,waxaan aka dhalan karo niyad jab ku yimaado in uu nolosha kula sii qeyb sado ama uu iska dhaadhiciyo waxyaabo dhaawici karo mustaqbalkiina.Dumaryahow ogaada in raggiinu ay jecelyihiin xiliga galmada xalaasha ah in ay maqalaan riinka ka dhsaha macaansiga galamada .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*